Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

Office of the
Attorney General Of Jubaland State

Providing efficient and professional public prosecutions and legal service to the government and the public.

About Us

The Office of the Attorney General

Jubbaland State of Somalia

The principal legal advisor to the government, responsible for representing the Government in court or any other legal proceedings to which the Government is a party (other than criminal proceedings) and for performing any other functions conferred to the Office by an Act of Parliament or by the President.

 

News

Doobley: 3-july-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlad gobaleedka jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shir looga-hadlayay Amniga Degmada Dhoobley uu Shir gudoomiyay Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.Sidoo kle Shirka waxaa Ka soo-qeybgalay Dhammaan Taliyaasha Ciidamada Aminiga…

30-juun-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan oo Maalmahan Safar shaqo kujooga Degmada Dhoobley ayaa Maanta kormeeray Saldhiga Boliiska Ee Degmada Dhoobley.Xeer-iaaliyaha Guud kormeerka waxaa kuwehelinayay Xeer ilaaliye Ismaciil Cabdi CaliXeer-iaaliyaha Guud ayaa kormeeray Xafiiska Oobiga,…

Dooblay 26-juun-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta gaaray Degmada Dhoobley.Xeer-iaaliyaha Guud ayaa Qeeb kahaa Wafdi Balaaran uu hugaaminayey Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.sidokale waxaa Qeeb ka kahaa Wafdiga Gudoomiyaha Maxkamadda Sare…

kismaayo:17-juun-20222 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Ka-qeybgalay kulan ay suaaalo ay kuweydinayeen Dadweynha ku nool Caasimada KING ah ee Kismaayo oo ay sooqaban-qaabisay Madasha Argaaga

Kismaayo 06-Juun-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlad gobaleedka jubbaland Mudane Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Munaasabad loogu soo xirayay Tababar 109 Askari oo katirsan Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Jubbaland kuwaas oo Tababar kuqaadanayay Dugsiga Tababarka Booliiska Jubbaland.Tababarka waxaa soo-xiray Madaxweyne…

KISMAAYO:09-05-2022 Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Ayaa Maanta kuwarejiyay Maxkamadda Derajada 1aad Ee Degmada kismaayo Qalab Xafiiseed.Suda, Computer iyo Printer si loo dardargeliyo Adeegga Cadaaladeed ee ay Bulshada ay u hayso Madaama ay Qalab Xafiiseedka ay Maxkamadda Haysatay…

kismaayo:06-May-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Caawa ka qeybgalay Munaasabad Ay soo Qaban-qaabisay Madasha is dhaxgalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee (Kalsan) Laguna Abaal-marinayay Hal-doorka Bulshada gaar-ahaan Bulshada Magaalada Kismaayo.Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa ku bogaadiyay Madasha Kalsan…

Eedeysanayaasha ayaa kasoo qaaday Magaalada Marka gaar-ahaan halka loo yaqaano Cagaarane, 44 kiilo oo Maan-dooriye ah gaar-ahaan Nooca loo yaqaano Xashiishka.Xafiiska ayaa Kubogaadiyay Ciidanka Boliiska Jubbaland gaar-ahaan Boliiska gobolka Jubbada Hoose Ladagaalanka Maan-dooriyaha. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa Faray Ciidanka Boliiska…

Kismaayo 21 Abriil-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh ayaa Maanta Shir gudomiyay shirka Billaha ah ee U dhaxeya Taliyaasha Boliiska Jubbaland iyo Xafiiska Xeer-ilaalinta Shirka Waxaa logahadlay Dardargalinta Adeegga Cadaaladeed ee Umadda loo hayo, Shirka Marka…

Kismaayo : 13- Abriil-2022 Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Booqasho ku tegay Dugsiga Tababarka Booliiska Jubbaland .Kormeerka kadib Xeer Ilaaliyaha ayaa Booliiska Tababarka kujira siiye casharo ku saabsan Waajibaadka, Awoodaha Booliiska, Hannanka…