Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

Shir Aaladda Fogaan araga ah oo u Shir Gudoomiyay Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud

Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shir Aaladda Fogaan araga ah oo u Shir Gudoomiyay Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayna qeeb ka ahayeen Xeer-ilaaliyaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya (DFS) Sida
-Puntland
-Galmudug
-Koonfur-Galbeed
-Jubbaland

kulanka ayaa intiisa badan diiradda lagu saaray sidii loo xooji lahaa wadashaqeynta Xafiisyada Xeer-ilaalinta.