Kismaayo:1-jannaayo-2022
Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane: Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Ugu Hambalyeyay Sanadka Cusub ee 2022 guud ahaan Shacabka soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka iyo Dowladda Jubbaland Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa si gaar ah ugu hambalyey Xeer-ilaaliyaasha , hawl-Wadeynada Ka-hawlgala Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jubbaland, Caruurtooda iyo Xaasaskooda.
Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa urajeyay dhammaan Umadda Somaaliyeed Hormar iyo Barwaaqo oo ay ku-dheehantahay Cadaalad iyo sinnaan Sanadka Cusub 2022.
Xeer-ilaaliyaha Guud Jubbaland ayaa Hambalyeyay Sanadka Cusub 2022
