Muqdisho: 09-Febraayo-2022 Xeer-iaaliyaasha Guud Ee Dowladaha gobaleedka jubbaland Mudane Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha Somaaliyeed oo Maanta kafurmay Magaalada Muqdisho shirku waxa uu socondoonaa laba Maalin.
Shirka Maanta waxaa lagu soobandhigay waxyaabihii u qabsoomay Xafiiyada xeer ilaalinta Sanadkii tegay 2021 iyo Qorshaha sanadka cusub 2022.



