Muqdisho 10-2-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maalintii 2aad kaqeybgalaya Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha.
Shirka Maanta waxaa diiradda lagu saaray wadashaqeynta Xafiisyada Xeer-ilaalinta heer Federaal iyo Heer Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya.



