Muqdisho 10-Febraayo-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Soo xirista Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha Somaaliya.
Shirka maanta waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed.
shirka waxaa Soo xiray Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalk waxaan goob joog kahaa Xeer-iaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Xeer-iaaliyaasha Guud Ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya.


