Kismaaayo:15-Febraayo-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan oo Maalmahan kusugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dib ugu laabatay Magaalada Kismaayo kadib markii oo kaga-qeybgalay Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha Somaaliya .
Shirka Sanadkan waxaa Hal kudhig looga dhigay.

