KISMAAYO 14-Maarso-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shirka hay,adaha Baarista oo laqabto 3Bilba mar.Shirka Maanta waxaa ka soo-qeybgalay Hanti-dhawrka Guud Ee Jubbaland, Xisaabiyaha Guud Ee Dowladda iyo Gudoomiyaha Gudga Maalidda Ee Baarlamaanka Jubbaland iyo Kuxigeenkiisa. Shirka Maanta waxaa looga-hadlayay Dardargelinta shaqada Bulshada loo hayo, ladgaalanka Musuq-maasuqa iyo Hufnaata Shaqaalaha kashaqeeya Hay’adaha Baarista.





