Kismaayo 23-Maarso-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland H.E Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shirka golaha Adeega Garsoorka Jubbaland. Shirka ayaa looga hadlay Dardargalinta, Adeega Cadaaladda, gaar ahaan Dardargalinta shaqada golaha Madaama uu dhammaanayo Mudda xileedka golaha Adeega Garsoorka.


