Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KA-QEYBGALAY DOOD CILMIYEED KUSAABSAN KA HORTAGA MAAN-DOORIYAHA

Kismaayo:29-Maarso-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlada Gobaleedka jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Ka-qeybgalay Dood Cilmiyeed ay soo qabanqaabisay Madash is dhaxgalka Dhalinyarada Soomaaliyeed (Kalsan)Taasoo saabsaneed ka hortaga Maan-dooriyaha iyo dhibaatoyinka ka dhalankara isticmaalka & ka-ganacsiga Maan-dooriyaha.