Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KULAN LAQAATAY MADASHA IS DHAXGALKA DHALINYARADA SOOMAALIYEED(KALSAN).

Kismaayo 31-Maarso-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta kulan laqaatay Gudiga Fulinta Ee Madasha is dhaxgalka dhalinyarada Soomaaliyeed(Kalsan). Xeer-iaaliyaha Guud ayaa kusoodhaweyay Xafiiska Xeer-ilaalinta Gudiga Fulinta Ee Madasha Kalsan Warbixinna kasiiyay Habka Xafiisku uugu Adeeggo Bulashada.