30-juun-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan oo Maalmahan Safar shaqo kujooga Degmada Dhoobley ayaa Maanta kormeeray Saldhiga Boliiska Ee Degmada Dhoobley.
Xeer-iaaliyaha Guud kormeerka waxaa kuwehelinayay Xeer ilaaliye Ismaciil Cabdi Cali
Xeer-iaaliyaha Guud ayaa kormeeray Xafiiska Oobiga, Xafiiska Taliyaha Saldhiga Sidoo kale Xeer-iaaliyaha Guud ayaa Maxaabiista Kuxiran Saldhiga mid mid uwareystay Xaldooda .
Xeer-iaaliyaha Guud iyo Wafdiga Balaaran ee Kasocda Hay’adda Garsoorka jubaland ayaa ku sugnaan doono Maalmaha soo socda Degmada Dhoobley si ay ugu hergeliyaan Garsoor Dhameystiran.





