Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA GAARAY DEGMADA DhOOBLEY

Dooblay 26-juun-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta gaaray Degmada Dhoobley.
Xeer-iaaliyaha Guud ayaa Qeeb kahaa Wafdi Balaaran uu hugaaminayey Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.
sidokale waxaa Qeeb ka kahaa Wafdiga Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jubbaland.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa Degmada Dhoobley usoo-gaaray Hawlo shqo Muhiim ah.
Madamaa Golaha wasiirda Jubbaland ay ay ansixiyeen Degmanimada Dhoobley.

#Sareynta Sharciga #