Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maalintii 2aad kaqeybgalaya Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha.

Muqdisho 10-2-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maalintii 2aad kaqeybgalaya Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha.Shirka Maanta waxaa diiradda lagu saaray wadashaqeynta Xafiisyada Xeer-ilaalinta heer Federaal iyo Heer Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya.

Published
Categorized as News

Xeer-iaaliyaha Guud Ee Jubbaland ayaa Maanta kaqeybgalay Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha Qaranka Somaaliyeed.

Muqdisho: 09-Febraayo-2022 Xeer-iaaliyaasha Guud Ee Dowladaha gobaleedka jubbaland Mudane Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha Somaaliyeed oo Maanta kafurmay Magaalada Muqdisho shirku waxa uu socondoonaa laba Maalin.Shirka Maanta waxaa lagu soobandhigay waxyaabihii u qabsoomay Xafiiyada xeer ilaalinta Sanadkii tegay 2021 iyo Qorshaha sanadka cusub 2022.

Published
Categorized as News

Xeer-iaaliyaha Guud Ee Jubbaland Ayaa Maanta u ambabaxay Magaalada Muqdisho.

Published
Categorized as News

Xeer-ilaaliyaha Guud Jubbaland ayaa Hambalyeyay Sanadka Cusub 2022

Kismaayo:1-jannaayo-2022Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane: Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Ugu Hambalyeyay Sanadka Cusub ee 2022 guud ahaan Shacabka soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka iyo Dowladda Jubbaland Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa si gaar ah ugu hambalyey Xeer-ilaaliyaasha , hawl-Wadeynada Ka-hawlgala Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jubbaland, Caruurtooda iyo Xaasaskooda.Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa urajeyay dhammaan Umadda Somaaliyeed Hormar iyo… Continue reading Xeer-ilaaliyaha Guud Jubbaland ayaa Hambalyeyay Sanadka Cusub 2022

Published
Categorized as News

Shirka Bilaha ah Ee Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jubbaland iyo Taliyaasha Booliska .

Kismaayo: 27-December-2021 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka JubbalandAvv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Shir Gudomiyay Shirka Billaha ah ee U dhaxeya Taliyaasha Boliiska Jubbaland iyo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jubbalandwaxaa ka soo-qeybgalay Shirka maanta Taliyaha Qeebta Boliiska gobolka Jubbada Hoose Gaashaale Sare: Sadiiq Maxamuud Dhogor, Taliyaha hoolgelinta Boliiska Kabtan: Cabdi Cukaash Gaabow iyo Taliyaha Waaxda… Continue reading Shirka Bilaha ah Ee Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jubbaland iyo Taliyaasha Booliska .

Published
Categorized as News

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jubbaland Ayaa Baabi-iyay Maan-dooriye.

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlad gobaleedka jubbaland ayaa baabi-iyay 9 jiirgaan oo Maan-dooriye ah oo kiiba qaadayo 20 liitar ku waa soo Eedeysanayaashii lgu soo qabtay ay xukun kuriday Maxkamadda Awowdda uleh Amartayna Baabi-inta Maan-dooriyaha.

Published
Categorized as News

Shirka Todobaadlaha ah ee Hawl-Wadeynada Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee jubaland

Xeer-iaaliyaha Guud ee Dowlad gobaleedka jubbaland garyaqaan Maxamed Sheikh Cusmaan ayaa Maanta Shir gudomiyay Shirka Todobaadlaha ah ee Hawl-Wadeynada Xafiiska.

Published
Categorized as News

Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland garyaqaan Maxamed Sheikh Cusmaan ayaa Maanta Xafiiskiisa Kuqaabilay Gudiga (Baag)

Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland garyaqaan Maxamed Sheikh Cusmaan ayaa Maanta Xafiiskiisa Kuqaabilay Gudiga (Baag) kaasoo kashaqeya Xiriirka Bulshada iyo Boliiska waxayna ka-xogwareysteen Xaaladda Maxaabiista iyo sidii loo helilahaa Xabsi weyn.

Published
Categorized as News

Shir Aaladda Fogaan araga ah oo u Shir Gudoomiyay Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud

Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shir Aaladda Fogaan araga ah oo u Shir Gudoomiyay Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayna qeeb ka ahayeen Xeer-ilaaliyaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya (DFS) Sida-Puntland-Galmudug-Koonfur-Galbeed-Jubbaland kulanka ayaa intiisa badan diiradda lagu saaray sidii loo xooji lahaa… Continue reading Shir Aaladda Fogaan araga ah oo u Shir Gudoomiyay Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud

Published
Categorized as News

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Ladagaalanka Musuq-maasuqa. Muqdisho: 9-December-2021

Xeer-iaaliyaha Guud ee Dowlad gobaleedka jubbaland garyaqaan Maxamed Sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Ladagaalanka Musuq-maasuqa.

Published
Categorized as News