Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KULAN LAQAATAY RUGTA GANACSIGA JUBBALAND.

Kismaayo:3-Abriil-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan oo uu wehelinayo Xeer-ilaaliye Axmed Nuur Cabdulaahi ayaa Maanta kulan miradhal ah la qaatay Masuuliyiin ka tirsan rugta ganacsiga jubbaland waxayna ka wada hadaleen sidii wax looga qaban lahaa baahiya ka jira xabsiga dhexe ee Degmada kismaayo .Sida: 1-dayactir ka Xabsiga 2-firaashayada ay ku seexan lahaayen maxaabiista 3-iyo sidi loo gaarsiin lahaa raashiin maadama lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.