Eedeysanayaasha ayaa kasoo qaaday Magaalada Marka gaar-ahaan halka loo yaqaano Cagaarane, 44 kiilo oo Maan-dooriye ah gaar-ahaan Nooca loo yaqaano Xashiishka.Xafiiska ayaa Kubogaadiyay Ciidanka Boliiska Jubbaland gaar-ahaan Boliiska gobolka Jubbada Hoose Ladagaalanka Maan-dooriyaha. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa Faray Ciidanka Boliiska Jubbaland in aya Xoojiyaan ladagaalanka Maan-dooriyaha Nooc kasto uu yahay.Sidokale Xafiiska ayaa Bulshada Reer Jubbaland uga digay Ka-ganacsiga Maan-dooriyaha iyo kaalmeenta Dembi Falayaasha.







