Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA BOLIISKA JUBBALAND.

Kismaayo : 13- Abriil-2022 Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Booqasho ku tegay Dugsiga Tababarka Booliiska Jubbaland .Kormeerka kadib Xeer Ilaaliyaha ayaa Booliiska Tababarka kujira siiye casharo ku saabsan Waajibaadka, Awoodaha Booliiska, Hannanka baarista loo marayo iyo wada shaqeynta Booliiska iyo Xeer Ilaalinta.Ugu-dembeen Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa Booliska Tababarka kujira Kula dardaarmay In ay Shacabka Reer Jubbaland ugu Adeegaan Si hufan Oo ay Daacadnimo kudheehantahay.