Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

XEER-ILAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KA GUDOOMAY DEEQ KATIMID RUGTA GANACSIGA JUBBALAND (JCCI).

kismaayo: 4-Abriil-2022 Xeer ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan oo uu wehelinayo Xeer-ilaaliye Axmed Nuur Cabdulaahi ayaa ka gudoomay Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Mudane Mukhtaar Axmed Cabdulle oo uu wehelinayay Agaasimaha Guud ee Rugta Ganacsiga Mudane Cali Axmed Naaji iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan… Continue reading XEER-ILAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KA GUDOOMAY DEEQ KATIMID RUGTA GANACSIGA JUBBALAND (JCCI).

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KULAN LAQAATAY RUGTA GANACSIGA JUBBALAND.

Kismaayo:3-Abriil-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan oo uu wehelinayo Xeer-ilaaliye Axmed Nuur Cabdulaahi ayaa Maanta kulan miradhal ah la qaatay Masuuliyiin ka tirsan rugta ganacsiga jubbaland waxayna ka wada hadaleen sidii wax looga qaban lahaa baahiya ka jira xabsiga dhexe ee Degmada kismaayo .Sida: 1-dayactir ka Xabsiga 2-firaashayada ay ku… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KULAN LAQAATAY RUGTA GANACSIGA JUBBALAND.

Published
Categorized as News

XEER-ILAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA HAMBALYO KU AADAN BILASHADA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED.

KISMAAYO: 01- Abriil- 2022: Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan u diray dhamaan umadda islaamka gaar-ahaan shacabka soomaaliyeed.Xeer-ilaaliyaha ayaa si gaar ah ugu hambalyeyay Xeer-ilaaliyaasha iyo Hawl-Wadeynada ka howlgala Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jubbaland .Ugu dambeyn Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa Ugu baaqay in… Continue reading XEER-ILAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA HAMBALYO KU AADAN BILASHADA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED.

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KULAN LAQAATAY MADASHA IS DHAXGALKA DHALINYARADA SOOMAALIYEED(KALSAN).

Kismaayo 31-Maarso-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta kulan laqaatay Gudiga Fulinta Ee Madasha is dhaxgalka dhalinyarada Soomaaliyeed(Kalsan). Xeer-iaaliyaha Guud ayaa kusoodhaweyay Xafiiska Xeer-ilaalinta Gudiga Fulinta Ee Madasha Kalsan Warbixinna kasiiyay Habka Xafiisku uugu Adeeggo Bulashada.

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KA-QEYBGALAY DOOD CILMIYEED KUSAABSAN KA HORTAGA MAAN-DOORIYAHA

Kismaayo:29-Maarso-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlada Gobaleedka jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Ka-qeybgalay Dood Cilmiyeed ay soo qabanqaabisay Madash is dhaxgalka Dhalinyarada Soomaaliyeed (Kalsan)Taasoo saabsaneed ka hortaga Maan-dooriyaha iyo dhibaatoyinka ka dhalankara isticmaalka & ka-ganacsiga Maan-dooriyaha.

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KA-QEYBGALAY TABABAR LOO QABATAY BAARAYAAL.

kismaayo 24-Maarso-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland H.E Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Tababar uu Qabtay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Jubbaland lana-siinayay Baarayaal ka socday Waaxda Baarista Dembiyada, gaar-ahaan Baarayaasha Saldhiga Boliiska Ee Degmada kismaayo.Tababarka waxaa lagu-baray Baarayaasha Habka Baarista Dembiyada, Dowrka Xafiiska Xeer-ilaalinta ee hagista Baarista, diyaarinta Warqadda Taarka, xasuus Qorka iyo… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KA-QEYBGALAY TABABAR LOO QABATAY BAARAYAAL.

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KA-QEYBGALAY SHIRKA GOLAHA ADEEGGA GARSOORKA.

Kismaayo 23-Maarso-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland H.E Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shirka golaha Adeega Garsoorka Jubbaland. Shirka ayaa looga hadlay Dardargalinta, Adeega Cadaaladda, gaar ahaan Dardargalinta shaqada golaha Madaama uu dhammaanayo Mudda xileedka golaha Adeega Garsoorka.

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KAQEYBGALAY SHIR 3BILOODLE AH OO UDHAXEYA HAY’ADAHA,ADAHA BAARISTA .

KISMAAYO 14-Maarso-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shirka hay,adaha Baarista oo laqabto 3Bilba mar.Shirka Maanta waxaa ka soo-qeybgalay Hanti-dhawrka Guud Ee Jubbaland, Xisaabiyaha Guud Ee Dowladda iyo Gudoomiyaha Gudga Maalidda Ee Baarlamaanka Jubbaland iyo Kuxigeenkiisa. Shirka Maanta waxaa looga-hadlayay Dardargelinta shaqada Bulshada loo hayo, ladgaalanka Musuq-maasuqa iyo… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KAQEYBGALAY SHIR 3BILOODLE AH OO UDHAXEYA HAY’ADAHA,ADAHA BAARISTA .

Published
Categorized as News

Xeer-iaaliyaha Guud Ee Jubbaland ayaa Maanta dib ugulaabtagay Magaalada Kismaayo.

Kismaaayo:15-Febraayo-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan oo Maalmahan kusugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dib ugu laabatay Magaalada Kismaayo kadib markii oo kaga-qeybgalay Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha Somaaliya .Shirka Sanadkan waxaa Hal kudhig looga dhigay.

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KA-QEYBGALAY SOO XIRISTA SHIR SANADEEDKA XEER-IAALIYAASHA DALKA

Muqdisho 10-Febraayo-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Soo xirista Shir Sanadeedka Xeer-iaaliyaasha Somaaliya.Shirka maanta waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed.shirka waxaa Soo xiray Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalk waxaan goob joog kahaa Xeer-iaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Xeer-iaaliyaasha Guud Ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya.

Published
Categorized as News