KISMAAYO:09-05-2022 Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Ayaa Maanta kuwarejiyay Maxkamadda Derajada 1aad Ee Degmada kismaayo Qalab Xafiiseed.
Suda, Computer iyo Printer si loo dardargeliyo Adeegga Cadaaladeed ee ay Bulshada ay u hayso Madaama ay Qalab Xafiiseedka ay Maxkamadda Haysatay Ay kufilneen




