Attorney General's Office – Jubaland State Somalia

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KA-QEYBGALAY SHIRLOOGA- HADLAYAY AMINIGA DEGMADA DHOOBLEY.

Doobley: 3-july-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlad gobaleedka jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Shir looga-hadlayay Amniga Degmada Dhoobley uu Shir gudoomiyay Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.Sidoo kle Shirka waxaa Ka soo-qeybgalay Dhammaan Taliyaasha Ciidamada Aminiga Degmada Dhoobley Sida Taliyaha Boliiska Degmada, Taliyaha Nabad sugidda , Taliyaha Guutada 11aad Qeebta 43aad… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KA-QEYBGALAY SHIRLOOGA- HADLAYAY AMINIGA DEGMADA DHOOBLEY.

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND OO KORMEER KUTEGAY SALDHIGA DEGMADA DHOOBLEY .

30-juun-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan oo Maalmahan Safar shaqo kujooga Degmada Dhoobley ayaa Maanta kormeeray Saldhiga Boliiska Ee Degmada Dhoobley.Xeer-iaaliyaha Guud kormeerka waxaa kuwehelinayay Xeer ilaaliye Ismaciil Cabdi CaliXeer-iaaliyaha Guud ayaa kormeeray Xafiiska Oobiga, Xafiiska Taliyaha Saldhiga Sidoo kale Xeer-iaaliyaha Guud ayaa Maxaabiista Kuxiran Saldhiga mid mid uwareystay Xaldooda… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND OO KORMEER KUTEGAY SALDHIGA DEGMADA DHOOBLEY .

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA GAARAY DEGMADA DhOOBLEY

Dooblay 26-juun-2022 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta gaaray Degmada Dhoobley.Xeer-iaaliyaha Guud ayaa Qeeb kahaa Wafdi Balaaran uu hugaaminayey Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.sidokale waxaa Qeeb ka kahaa Wafdiga Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jubbaland.Wafdiga Madaxweynaha ayaa Degmada Dhoobley usoo-gaaray Hawlo shqo Muhiim ah.Madamaa Golaha wasiirda Jubbaland ay… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA GAARAY DEGMADA DhOOBLEY

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KA-QEYBGALAY KULAN AY SOO QABAN-QAABISAY MADASHA ARDAAGA.

kismaayo:17-juun-20222 Xeer-iaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Ka-qeybgalay kulan ay suaaalo ay kuweydinayeen Dadweynha ku nool Caasimada KING ah ee Kismaayo oo ay sooqaban-qaabisay Madasha Argaaga

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KA-QEYBGALAY MUNAASABAD LOOGU SOO XIRARAY TABABAR CIIDANKA BOLIISKA.

Kismaayo 06-Juun-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlad gobaleedka jubbaland Mudane Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Ka-qeybgalay Munaasabad loogu soo xirayay Tababar 109 Askari oo katirsan Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Jubbaland kuwaas oo Tababar kuqaadanayay Dugsiga Tababarka Booliiska Jubbaland.Tababarka waxaa soo-xiray Madaxweyne kuxigeenka 2aad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud sidokale Munaasabadda waxaa goob-joog kahaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Jubbaland,wasiirada… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA KA-QEYBGALAY MUNAASABAD LOOGU SOO XIRARAY TABABAR CIIDANKA BOLIISKA.

Published
Categorized as News

XAFIISKA XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA KUWAREYJIYAY QALAB XAFIISEED MAXKAMADDA DERAJADA 1AAD EE DEGMADA KISMAAYO.

KISMAAYO:09-05-2022 Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Ayaa Maanta kuwarejiyay Maxkamadda Derajada 1aad Ee Degmada kismaayo Qalab Xafiiseed.Suda, Computer iyo Printer si loo dardargeliyo Adeegga Cadaaladeed ee ay Bulshada ay u hayso Madaama ay Qalab Xafiiseedka ay Maxkamadda Haysatay Ay kufilneen

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA CAAWA KA QEYBGALAY MUNAASABAD LAGU ABAALMARINAYAY HAL-DOORKA BULSHADA.

kismaayo:06-May-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Caawa ka qeybgalay Munaasabad Ay soo Qaban-qaabisay Madasha is dhaxgalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee (Kalsan) Laguna Abaal-marinayay Hal-doorka Bulshada gaar-ahaan Bulshada Magaalada Kismaayo.Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa ku bogaadiyay Madasha Kalsan Hawlaha wanaagsan ee ay Bulshada ay u hayaan, sidokale Xeer-ilaaliyaha ayaa ugu mahadceliyey Madasha Kalsan… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA CAAWA KA QEYBGALAY MUNAASABAD LAGU ABAALMARINAYAY HAL-DOORKA BULSHADA.

Published
Categorized as News

Kismaayo 23 Abriil-2022 Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Jubbaland ayaa Maanta Lahor-keenay 11 Eedeysane oo ku eedeysan ka-ganacsiga Maan-dooriyaha.

Eedeysanayaasha ayaa kasoo qaaday Magaalada Marka gaar-ahaan halka loo yaqaano Cagaarane, 44 kiilo oo Maan-dooriye ah gaar-ahaan Nooca loo yaqaano Xashiishka.Xafiiska ayaa Kubogaadiyay Ciidanka Boliiska Jubbaland gaar-ahaan Boliiska gobolka Jubbada Hoose Ladagaalanka Maan-dooriyaha. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa Faray Ciidanka Boliiska Jubbaland in aya Xoojiyaan ladagaalanka Maan-dooriyaha Nooc kasto uu yahay.Sidokale Xafiiska ayaa Bulshada Reer Jubbaland… Continue reading Kismaayo 23 Abriil-2022 Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Jubbaland ayaa Maanta Lahor-keenay 11 Eedeysane oo ku eedeysan ka-ganacsiga Maan-dooriyaha.

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA SHIR GUDOMIYAY SHIRKA Billaha Ah EE UDHAXEYA BOLIISKA IYO XAFIISKA XEER-IAALINTA.

Kismaayo 21 Abriil-2022 Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh ayaa Maanta Shir gudomiyay shirka Billaha ah ee U dhaxeya Taliyaasha Boliiska Jubbaland iyo Xafiiska Xeer-ilaalinta Shirka Waxaa logahadlay Dardargalinta Adeegga Cadaaladeed ee Umadda loo hayo, Shirka Marka uu Soo dhamaaday . Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa Taliyaasha siiyay casharo ku saabsan Waajibaadka iyo Awoodaha… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA SHIR GUDOMIYAY SHIRKA Billaha Ah EE UDHAXEYA BOLIISKA IYO XAFIISKA XEER-IAALINTA.

Published
Categorized as News

XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA BOLIISKA JUBBALAND.

Kismaayo : 13- Abriil-2022 Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Avv Maxamed sheikh Cusmaan ayaa Maanta Booqasho ku tegay Dugsiga Tababarka Booliiska Jubbaland .Kormeerka kadib Xeer Ilaaliyaha ayaa Booliiska Tababarka kujira siiye casharo ku saabsan Waajibaadka, Awoodaha Booliiska, Hannanka baarista loo marayo iyo wada shaqeynta Booliiska iyo Xeer Ilaalinta.Ugu-dembeen Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa Booliska… Continue reading XEER-IAALIYAHA GUUD EE JUBBALAND AYAA MAANTA BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA BOLIISKA JUBBALAND.

Published
Categorized as News